Shariif & Xasan Shiikh oo abaabulka dibed-baxa ka bilaabay hotel ku dhow daljirka Dahsoon

Madaxdii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud & Shariif Shiikh Axmed ayaa caawa degay Hotelka Maa’ida (Ex-Naasa-hablood 2) oo ku yaalla meel aan sidaa uga fogeyn xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho Sida ay sheegayaan warar soo baxaya labada hogaamiye ay halkaas ka bilaabeen abaabulka bannaanbaxa mucaaradku ku baaqay Jimcaha oo ka dhacaya sida … Continue reading Shariif & Xasan Shiikh oo abaabulka dibed-baxa ka bilaabay hotel ku dhow daljirka Dahsoon